.........NEWS

Waxaa maalinimadii shalay wada ciyaaray Xulka qaranka soomaaliya iyo Tansaania waxaana xulka qaranka soomaaliya looga badiyey 6 gool iyo 0 koobkaas waxaa lagu magacaabaa shaam.

lugtii hore ayaa xulka Qaranka Soomaaliya wuxuu gurigooda ku soo garaacay Xulka Jabuuti wuxuuna uga soo badiyey 1-0 balse nasiib daro waxaa lugtii labaad ka badiyey xulka Tanzaania soomaaliyana way ka hartay koobkaas

HOME | YOUTH | HISTORY | GALLERY | CONTACT
© Copyright 2008 Elmanfc.com All Rights Reserved.
This Site Was Designed By Abdi Hakiim ahmed.