Home
Welcome to Elman Football Club
Elman Football Club PDF Print E-mail

 
Elman oo ka haratay tartanka kooxha bariga iyo bartamaha afrika..... PDF Print E-mail
Saturday, 02 July 2011 09:54

Elman oo ka haratay tartanka kooxha bariga iyo bartamaha afrika ka dib markii ay soo garatay guuldaradii sadexaad.
Kooxda elman aya kulanki sadexad la ciyartay kooxda dalka sudan ka socotay ee al meeikh iyadoo kooxda elman looga badiyay sedex iyo eber.
Si aqri
 
Kooxda K/cagta ee Elman FC ayaa caawa gaartay magaaladda Darasalam ee wadanka Tanzania,. PDF Print E-mail
Thursday, 24 June 2010 10:11

Kooxda K/cagta ee Elman FC ayaa caawa gaartay magaaladda Darasalam ee wadanka Tanzania, halkaas oo uga qeyb gali doonto koobka K/cagta ee kooxdaha wadamada Bariga iyo Bartamaha Africa ee CECAFA-KAGAME Club Championship oo maalinta Sabtida ah ka billaaban doona garoonka Julias Nyerer ee magaaladda Darasalam.

Read more...
 
Elman oo guuldardii labadi ay soo garatay ka dib markii ay kulanki labadi la ciyaratay kooxda yanga ee dalka tanzanaia PDF Print E-mail
Thursday, 30 June 2011 18:59

Elman oo guuldardii labadi ay soo garatay ka dib markii ay kulanki labadi la ciyaratay kooxda yanga ee dalka tanzanaia kooxda elaman ayaa lagaga badiyay laba gool iyo eber.
Read more...
 
Kooxda Elman oo Tanzania u Ambabaxay PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Wednesday, 22 June 2011 23:12

 

 

Kooxda Elman oo haysata Horyaalka Kubadda cagta Soomaaliya ayaa u ambabaxay dalka Tanzania oo ay kaga qeybgalayaan koobka horyaalada Bariga iyo Bartamaha Africa 'CECAFA Kagame club cup 2011' oo furmaya maalinta Sabtida 25 June.
Read more...
 
« StartPrev12NextEnd »

Page 1 of 2

Sports Polls

what interests you?
 

Who's Online

We have 4 guests online

Advertisement

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.


Powered by Joomla!. Designed by: Joomla 1.5 templates register com domains Valid XHTML and CSS.